http://www.somali6utdexu2op5rg5c6ccwkdaetkrijfakrnbsduxtttoicx5v3yd.onion/a/mareykanka-gobolkii-ugu-horreeyey-oo-mamnuucay-tiktok/7098456.html
Jebin kasta oo lagu sameeyo sharciga waxaa ka dhalanaya ganaax $10,000 maalin kasta oo xadgudubkaas uu dhaco. Sida ku qoran sharciga, Apple iyo Google waa inay app-ka TikTok ka saaraan halka lagala soo dego, haddii kale waxay ay wajihi karaan ganaax maalinle ah. Tallaabadan ayaa waxaa hubanti ah in sharci ahaan laga horiman doono.