http://k5difsxrb4oyvxi5uvvhph34w5qwbovgwbkoddtbmakiukfzmo2fxlqd.onion/Somalia/SomaliBible.html
Sheem wuxuu jiray boqol sannadood, oo lab a sannadood oo daadkii ka dambaysay wuxuu dhalay Arfaksad.
11:11 Sheemna markuu Arfaksad dhalay ka dib wuxuu noolaa shan boqol oo sannadood, wiilal iyo gabdhona wuu dhalay.
11:12 Arfaksadna wuxuu jiray shan iyo soddon sannadood, wuxuuna dhalay Salah:
11:13 Arfaksadna markuu Salah dhalay ka dib wuxuu noolaa afar boqol iyo saddex sannadood, wiilal iyo gabdhona wuu dhalay.
11:14 Salahna wuxuu jiray soddon sannadood, wuxuuna dhalay Ceeber.
11:15 Salahna markuu Ceeber...