http://k5difsxrb4oyvxi5uvvhph34w5qwbovgwbkoddtbmakiukfzmo2fxlqd.onion/Somalia/SomaliBible.html
Waxaana dhacday, markii ay duurka joogeen. in Qaabiil walaalkiis Haabiil ku kacay oo dilay isagii.
4:9 Rabbiguna v uxuu Qaabiil ku yidhi, Walaalkaa Haabiil meeh? Kolkaasuu yidhi. Ma aqaan: ma anigaa ah walaalkay ilaaliyihiisa?
4:10 Kolkaasaa Ilaah ku yidhi, Maxaad samaysay?