http://k5difsxrb4oyvxi5uvvhph34w5qwbovgwbkoddtbmakiukfzmo2fxlqd.onion/Somalia/SomaliBible.html
Caaneer iyo Eshkol, iyo Mamre ha qaateen qaybtooda. Genesis 15 15:1 Waxyaalahaas ka dib hadalkii Ilaah baa Aabraam ugu yimid muuqasho ahaan, isagoo leh, Aabraamow, ha baqin: anigu waxaan ahay gaashaankaaga, abaalgudkaaguna aad buu u weynaan doonaa.
15:2 Oo Aabraam wuxuu yidhi, Sayidow Rabbiyow, maxaad i siin doontaa?